Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Puntland oo soo saartay bayaan  ka dhan ah Go’aannada ay soo saareen Ismimada Dhaqanka

Puntland ayaa soo saartay bayaan  u muuqda mid  in loogu jawaabayey go’aankii Isimada dhaqanka Puntland  ay ka soo saareen Hanaanka doorashooyinka Puntland .

Qoraalka kasoo baxay Xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay doorashadii qofka iyo codka ahayd uu sii wadi doono, madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo golaha wakiilada lagu soo dooran doono doorasho qof iyo cod ah.

War saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa u qornaa Sidaan:

 

Exit mobile version