Maamulka Puntland ayaa qaadacday guddiga wada-hadallada Somaliland iyo dowladda Soomaaliya ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.