Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Ogeysiis Muhiim ah

Muqdisho-RisaalaFM- Ogeysiis Muhiim ah Dhamaan saaxiibada sharafta leh ee ku tixan Idaacadda Risaala FM 102.2 iyo Website-ka Radiorisaala.com, waxaa la ogeysiinayaa in caawa 09:30 PM ay Risaala soo gudbin doonto Barnaamij ku saabsan Dhacdooyinkii sanadkii 2016-ka.

Barnaamijkan ayaa waxaa lagu soo gudbinayaa dhamaan dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee dhacay sanadkii 2016-ka, gaar kuwii ka dhacay gudaha Soomaaliya.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/01/Goos-Goos-Barnaamijka-Sanadkii-2016.mp3?_=1
Exit mobile version