NISA oo soo bandhigay rag ka tirsan Al-Shabaab Ilyaas Daa'uud 2 years ago Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegtay inay soo xirtay seddex qof oo ka tirsan Al shabaab .