Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Musharaxiinta Xildhibaanada Galmudug oo imtixaan laga qaadayo

Guddiga Farsamada Maamul u dhhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Waxaa ka mid Shuruudaha in Imtixaan laga qaadi doono Xildhibaanada si loo ogaado heerka aqoontooda.

Exit mobile version