Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Maxkamadda ciidanka oo u yeertay Madaxii Amniga Shirkadda Favori

Maxkamadda Cidamada Qalabka Sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta u yeertay mid ka mid ah madaxda Shirka gacanta ku heysa garoonka diyaaraha ee magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa u yeertay Hakan Aydin oo ah Madaxa Amniga Favori oo inta badan gacanta ku heysa garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho.

Hakan Aydin ayaa wax laga weydiin doonaa qaraxii diyaarada daallo iyo sidoo kale dad ay ka shaqaaleysiinyeen  garoonka diyaaraha iyaga oo aan waxba aqoon u la heyn howlaha baarista.

 

Exit mobile version