Man United ayaa ogalaatay go`aanka Pogba ee ku aadan in uusan saxiixi doonin hehsiis cusub , waxa ayna tani micnaheedu yahay in qaab xor ah uu ku baxayo xagaaga.
Hishiiska Pogba ee United ayaa dhacaya June 2022-ka waxa ayna United dadaal ku bixiyeen in mid cusub ka saxiixdaan balse ma mira dhalin.

