Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Magacyada Guddiga ilaalinta Anshaxa Doorashada

Muqdisho-RisaalaFM- Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddiga-Ilaalinta-Anshaxa-iyo-Asluub-Wanaagga 1

Exit mobile version