Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Magacyada 11 xildhibaan oo hogaamiyeyaasha Madasha ay sheegeen in lagu laabanayo doorashadooda

Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ku heshiiyay in lagu laabto doorashada 11 xildhibaan oo horay ay guddiga doorashooyinka ay u sheegeen in ay kusoo baxeen Musuqmaasuq.

Waxa ay sidoo kale sheegeen hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran in ay tixgalinayaan go’aanka guddiga doorashooyinka dalka.

Xildhibaanadaan oo tiradooda gaarayso 11 xubnood ayaa horay waxaa u diiday guddiga doorashooyinka dalka.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada dib loo soo dooranayo.

Exit mobile version