Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynihii hore ee Nigeria oo Khudbad u jeediyay Madaxda Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed Ku maamuusay madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya Olusegun Obasanjo oo booqasho rasmi ah ku yimi Somaliland.

Hadhimo-sharafeeddan uu madaxweynuhu u sameeyey madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya oo ay ka qaybgaleen shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, madaxda axsaabta qaranka, saddexdii madaxweyne-ku-xigeen ee Somaliland soo maray, wasiirro iyo haldoor kale oo reer Somaliland ah, ayaa ahayd mid lagu sharfayey madaxweynaha hore ee Neyjeeriya Olusegun Obasanjo ee dalka booqasho rasmi ah ku jooga, waxana halkaas laga jeediyey hadallo loogu mahadnaqay, islamarkaana lagu sharraxay horumarka ay Jamhuuriyadda Somaliland gaadhay.

Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire oo madasha hadallo kooban ka jeediyey, ayaa si weyn ugu mahadnaqay madaxweynaha hore ee dalka Neyjeeriya , Mr. Olusegun Obasanjo booqashada uu dalka ku yimi, waxana uu ka sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay, horumarka ay ku tallaabsatay iyo hiigsiga fog ee ay leedahay.

Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, ahna guddoomiyaha Hay’adda Brenthurst Foundation oo waddamada qaaradda Afrika ka caawisa arrimaha la xidhiidha dhaqaalaha oo goobta hadal ka jeediyey, ayaa si weyn uga mahadnaqay horumarka ay Somaliland ku tallaabsatay iyo midnimada ka muuqata qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Obasanjo, waxa uu sidoo kale sheegay in sababta uu Somaliland u yimi salka ku hayso sidii uu wax badan uga ogaan lahaa xaaladda dhabta ah ee halkan ka jirta, isaga oo shacabka Somaliland iyo xukuumaddoodana ugu baaqay inay sii adkeeyaan xasilloonida iyo horumarka ay ku tallaabsadeen, waxana uu yidhi, “Waxannu halkan u nimi inaan aragno oo indho indhayno oo aannu dhegaysanno, ilaa imikana waxannu aragnay waxyaabo waaweyn oo aad qabsateen, waxad haysataan nabad, ammaan iyo horumar, waxana aan idinku dhiirrigelinayaa inaad sii joogtaysaan.”

 

The Best FCBA PDF For ISEB Certification

He hugged Ning Yu and kissed him. In this way, as ISEB Certification FCBA long as the stone FCBA PDF monument BCS Foundation Certificate in Business Analysis is found, the historical mystery left on the Anliugang ISEB FCBA PDF can be solved. If you have a name, you FCBA PDF can find the historical materials. Two people sat at a table to rest, the man ordered two drinks, and handed the drink cup to the hand of Xiao Yan, Xiao Yan ISEB FCBA PDF ISEB FCBA PDF was grateful to the other party.

She saw Yu Ke Zhao photo and FCBA PDF smiled. He said with a smile The government compensated the house I was demolished, and ISEB FCBA PDF BCS Foundation Certificate in Business Analysis did ISEB Certification FCBA not compensate for the sexual desire that I was scared away. Tang Yan didn t know what purpose she was looking for in the boy. I heard FCBA PDF people who came to me kicking the door fiercely ISEB FCBA PDF outside the gate, shouting my name, like a robber.

The little aunt was also alarmed, BCS Foundation Certificate in Business Analysis and Zhasa looked at it with both hands. However, he and Dr. Lu are convinced that with the help of medicine and people, Tianchi will surely get better every day until they wake up and they ISEB Certification FCBA are full of confidence. My child is surprised ISEB FCBA PDF I haven t cried yet, what ISEB Certification FCBA PDF are you crying Hey, let s let go. His broad palm covered her little hand and it ISEB FCBA PDF was FCBA PDF warm and powerful. I don t know the time, Gaoluo can t help but shake his head.

Exit mobile version