Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garowe

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Garowe .

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qayb galaya Xaflada Caleema saarla madaxweynaha la doortay ee Puntland  Saciid Cabdullaahi Deni .

Amniga Magaalada Garowe ayaa aad loo adkeeyay waxaana halkaas ku sugan Wafuud kala duwan oo ka qayb galaysa Xaflada Caleema saarka .

 

Exit mobile version