Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw magacaabay Wasiiro, wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.
Cabdiraxmaan Barkhad Warsame- Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta
Cabdikhadar Faarax Shaaciye- Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta
Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda
Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare
Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga
Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka
Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka

