Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Shaakir.

Shalay ayaa horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.

 

Exit mobile version