Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada “Sawirro”

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa kormeer ku sameeyey baqaarada lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda, isagoo dhinaca kalena hubiyey tayada raashinkaasi.

Exit mobile version