Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Dani oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay xulista xildhibaannada golaha degaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Guddigaan ayaa ka kooban 12 xubnood ayaa loo xil saaray in ay ka shaqeeyan soo xulista iyo kala hufidda xildhibaannada golaha degaanka degmada Gaalkacyo.

Exit mobile version