Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland   Axmed Maxamed Islaam ayaa Nuuradiin Maxamed Khaliif u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Jubaland.

Nuuradiin ayaa hore u ahaa xeer ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland

Exit mobile version