Madaxweynaha Puntland oo Rooble oo u soo gudbiyay xubnaha guddiga doorashooyinka Ilyaas Daa'uud 5 years ago Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.