Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu Magacaabey Agaasimaha Hab-Maamuuska Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagareen ayaa waxaa Agaasimaha Hab-Maamuuka Madaxtooyadda loogu Mgacaabey Mowliid Ibrahim Xasan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

Exit mobile version