Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay  Cumar  Taliyaha Howlgelinta  Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftaagreen ayaa waxaa Cumar  Taliyaha Howlgelinta  Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed loogu Magacaabay Aadan Xareed Cumar.

Hoos Ka Akhriso wareegtada Magacaabista

Exit mobile version