Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynaha Galmudug oo Wasiiro Magacaabey

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor ayaa Maanta oo Axad ah waxaa uu Magacaabey laba Wasiir oo Cusub,kuwaas oo ka dhinaa Wasiirada uu Magacaabey.

Wareegto kasoo baxdey Xafiiskiisa ayaa waxaa Cabdinaasir Geelle  Cilmi loo Magacaabey Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha halka Maxamed Cabdi Maxamed, loo Magacaabey Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada  Magacaabista.

Exit mobile version