Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynayaasha Galmudug & Puntland oo Afar qodob ku heshiiyay

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo ku hesheeyay adkeynta Amniga iyo ka hortagga colaad Beeleedyada ka dib shir ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo iyadoo shirkaas laga soo saaray warsaxaafadeed .

 

Exit mobile version