Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madasha Xisbiyadda Qaran oo baaq kasoo saaray Xaaladda Galmudug

War-Mutiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa loogu baaqay DFS inay joojiso faragelinta dhismaha Maamul Gobaleedka Galmudug maadaama Xukuumaddu ay ku fashilantay dhismaha Galmudug Mid ah una qeybisay 3 Maamul.

Exit mobile version