Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Maamulka Jubbaland oo Magacaabis iyo xilka qaadis sameeyay

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa goor dhow lagu Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Af-Madoow.

Wareegtadaan ayaa guddoomiyaha degmada loogu magacaabey Mudane Yuusuf Xassan Xusseen,sidoo kale waxaa ku xigeen looga dhigey Cali Ribaax Sheekh.

Exit mobile version