Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Maamul cusub oo loo Magacaabay Caasimadda Galmudug

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Dhuusamareeb loogu Magacaabay inuu noqdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqorow, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda laga dhigay Cabdi Xaashi Caroole.

 

Exit mobile version