Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Luis Enrique Oo Ku Dhawaaqay Liiska Ciyaartooyda Wajaheysa Borussia Monchengladbach

Luis Enrique ayaa magacaabay kooxdiisa la ciyaaraysa Borussia Monchengladbach tartanka Champions League, iyadoo Aleix Vidal uu kusoo laabtay liiska.

Daafaca midig, ayaa dhowr toddobaad ka maqnaa garoomada, laakiin waxaa lagu daray safr Barcelona ay ku tageyso Germany.

Labada ciyaaryahan ee Lionel Messi iyo Samuel Umtiti ayaa dhawaac kaga maqan kulanka Barcelona ay la ciyareyso Champions League kooxda Borussia Monchengladbach.

Barcelona ayaa ku dhawaaqday ciyaartooyda kala ah

Barcelona: Ter Stegen, Cillessen, Masip (goalkeepers), Pique, Mascherano, Jordi Alba, Digne, S. Roberto, Aleix Vidal (defenders), Rakitic, Sergio Busquets, Denis Suarez, Arda Turan, Iniesta, Rafinha, Andre Gomes, Rafinha (midfielders), Luis Suárez, Neymar Jr. and Paco Alcacer (forwards).

Exit mobile version