Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Toos: Hadaljeedinta Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay

Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Waxaa ka qeyb galaya Xafladda Caleema saarka siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole, Wafdi ka socda dowladda iyo marti sharaf kale.

Hoos ka Daawo.

Exit mobile version