Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) oo helay 43 Cod ayaa maanta loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland 5 Shanta sano ee socota.