Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Khudbad jeedinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo lasoo Afjaray

Xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamayaa 4 murashax oo kala ah; Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed),Cabdiraxmaan Cali Jibriil,Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Exit mobile version