Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kulan looga hadlayay ka hortagga COVID-19 oo Muqdisho lagu qabtay

Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa iska wareysatay guulihii gudiga garay 2-di todibaad ee la soo dhaafay.

Waxay ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed in ay u dhaga nuglaadaan talooyinka xeel dheerayaasha cafimaadka si aynan u noqon Dalka kaliya ee Cudurkan ku daray.

Soomaaliya ayaa waxaa ay kamid tahay wadamada Afrika ee laga helay kiisaska Cudurka Coronavirus,waxaana Wasaaradda Caafimaadka ay shaacisaa Maalin walba kiisas Cusub.

Exit mobile version