Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Komoshinka doorashooyinka Soomaaliland oo ku dhawaaqay natiijada doorashada

Komoshinka doorashooyinka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Soomaaliland iyagoo sheegay xisbiga wadani inuu kuu guleysatay doorashadii 13-November ka dhacday Maamulkaasi loogana adkaaday Xibiga Kulmiye uu hogaaminaye Madaxweyne hore Muuse Biixi

Gudiga ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu ku guukeystay doorashada Madaxweynaha Soomaaliland.

Exit mobile version