Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Muqdisho oo sii kordhay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha, waxaana muuqata in uu jiro sare u kac.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1483

o Laga Helay: 97

o Puntland: 49

o Banadir: 44

o Southwest: 3

o Galmudug: 1

o Lab: 49

o Dhedig: 48

o Bogsashada: 40

o Dhimasho: 9 (Banadir:7, Puntland:1, Somaliland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,594

Bogsashada Guud: 7,633

Dhimashada Guud: 828

Exit mobile version