Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo iclaamisay Banaanbax

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta ah  Ku Baaqday  banaanbax looga soo horjeedo weerarkii lagu qaaday masjidka Nabigeena Maxamed (NNKH).

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa sidoo kale si weyn u cambaareysay weerarkaasi.

Exit mobile version