Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Koonfur Galbeed oo sheegay in lala wareegay qalabkii maxkamadda

War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay in qalabkii Maxkamadda Sare Koonfur Galbeed ay ku shaqeynaysay iyo Xafiisyadii Magaalada Baydhabo uu la wareegay Wasiirka Cadaaladda Maamulka Koonfur Galbeed.

Ku: Wasiirka Caddaaladda D/G/K/Galbeed ee Soomaaliya Xasan Ibrahim              Baydhabo

Ku: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka

KU: Wasiirka Caddaaladda ee D/F/ ee Soomaaliya

Ku: Guddoomiyaha   Maxkamadda  Sare ee Jam.Fedraalka Soomaaliye  M. Ibrahim Iidle.   Muqdisho

Og: Madaxweynaha D/G/K/Galbeed ee Soomaaliya  M.Shariif Xasan Sheekh  Baydhabo

Ujeedo: Wargelin

Dhammaan Mas’uuliyiinta ay warqadaan ku socoto waxaa lagu wargeliyaa in maalintii shalay ee Tr.aheyd 13/10/2017 ay dhacay arrin aad u fool xun oo uu sameeyey Wasiirka Caddaaladda ee D/G/K/Galbeed ee Soomaaliya  Xasan Ibraahim Xasan.

Hadaba iyadoo la dhowraayo Madax bannaanida Garsoorka, waxaa  Wasiirka la farayaa

Fg;Haddii aan loo hogaaansamin Amarka Markadda Sare waxaa ay qaadaneysaa Talaabadasharciga ee  ku Haboon Ficilka uu wasiirka ku dhaqaaaqay

Sh..Axmed C/lahi Xuseen   fanax

Gud.Maxkamadda Sare ee D.G.K.Galbeed ee Soomaaliya

 

 

Exit mobile version