Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Gudoomiyaha KMG ah oo diiday in hoolka doorashada laga saaro xildhibaanadii laga doortay Ceelwaaq

Gudomiyaha Ku meel gaarka ah Cabdisalaam Xaji Dhabancad, oo marki 3 aad ku gacan seeray in Holka Dorashada Laga saaro  Xildhibaanada Ceelwaaq

Isku dayadi ugu dambeeyey ee  lagu doonayay in Doorashada guddoonka golaha shacabka looga saaro 16-ka xubnood ee lagu soo doortay Ceelwaaq  ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday

Isku deygaan oo ay wadeen xildhibaano sida muuqata is xilqaamay ayuu diiday Gudoomiyaha wuxuu ku adkeystay ineey Codeynayaan.

Exit mobile version