Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyay Xilliga laga doodayo Mooshinka Jawaari

Abdiwali Sheikh Ibrahim Mudey, addresses House of the People and journalists after he was declared winner in the race for the First Deputy of the Speaker of the House of the People of the Federal Parliament in Mogadishu, Somalia on January 12, 2017. UN Photo / Omar Abdisalan

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari laga keenay.

Waxaa uu sheegay  in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana waxaa uu xildhibaanada ka codsaday in ay soo xaadiraan.

Exit mobile version