Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddigii uu Magacaabay Xaaf oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay Xildhibaano cusub

Gudiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

 

Exit mobile version