Guddiga Farsamada Maamul-u-dhisidda Galmudug waxay si rasmi ah u shaaciyeen saddex xubnood oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 2aad ee Galmudug.
Guddiga Farsamada Galmudug oo ku dhawaaqay Saddex Xildhibaan