Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddiga Doorashada oo bilaabay Shahaado siinta Xildhibaanada cusub

Guddiga Doorashooyinka dalka ayaa bilaabay Shihaado siinta Xildhibaanada cusub ee kusoo baxay doorashadii ka dhacday dalka .

Warqad ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa loogu yeeray Xildhibaanada cusub inay yimaadaan Xarunta Villa Hargeysa, si ay halkaasi ugu qaataan Shahaadooyinka Aqoonsiyada ah ee Xildhibaanimadooda muujinaya.

Exit mobile version