Guddiga Xildhibaanada ah ee baalamaanka Galmudug ee laba qeybood noqday ayaa goor dhow qeyb ka mid ah gaar ahaan qeybta Ahlusunna waxa ay soo bandhigeen Shuuraddaha laga doonaayo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug.
Garab ka mid ah Guddiga doorashooyinka Galmudug oo soo saaray Shuruudaha Musharaxiinta

