Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Galmudug oo shaacisay liiska Nabadoonka soo xulaya ergada Saddex Kursi

Galmudug ayaa shaacisay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta 095, 069, iyo 038.

Doorashada xildhibaannada u sharxan kuraastaan ayaa loo asteeyay 13 bisha Maarso.

 

Exit mobile version