Galmudug oo Amartay in lasoo qabto rag dil geysan rabay
Ilyaas Daa'uud
Maxkamadda gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saartay amar lagu soo qabanayo Rag lagu eedeeyey in ay in isku day dil iyo dhaawac u geysteen nin oday ah, Falka ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb.