Ururka Suxufiyiinta Qaaradda Afrika FAJ islamarkaana ah ururka ugu weyn Qaaradda Afrika ayaa si buuxda u aqoonsday hogaanka cusub ee NUSOJ, Waxaana wixii hadda ka dambeeya meesha laga saaray Cumar Faaruuq Cismaan.