Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Faah faahin:-Dilal ka dhacay Magalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii waxaa qeybo ka mid ah degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir,waxaa la sheegay inay ku dileen laba qof oo Shacab ahaa ,kadibna ay durba goobta ka baxsadeen.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in rag ku hubeysan bustoolado ay agagaarka Daarta Xaaji gaabow ee degmada Dharleenleey ku dileen Laba Ruux oo wada socday,iyagaoo rasaasta kaga dhuftay qeybaha sare ee jirkooda taas oo keentay in isla goobta ay ku geeriyoodaan.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in labada qof ee degmada Dharkeenley lagu dilay ay ahaayeen Ganacsato siweyn looga yaqaano degmadaas.

Dilka kadib waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,hayeeshee aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilka labada ruux ee la sheegay inay ganacsato ahaayeen.

Maamulka degmada Dharkeenleey iyo taliska Booliska degmadaas weli kama hadlin dilka labada Ruux,hayeeshee maalmihii la soo dhaafay ayaa degmada Dharkeenleey waxaa kusoo batay falalka la xiriira amnidarrada,iyada oo todobaadyadii la soo dhaafay ay dilal ka dhaceen.

Oracle 1Z0-808 Actual Questions

This bone is engraved with Oracle 1Z0-808 Actual Questions the clan of our http://www.passexamcert.com/1Z0-808.html Oracle Certified Associate, Java SE 8 Programmer 1Z0-808 family. All preparations and procedures for going abroad are close to the date set 1Z0-808 Actual Questions by the Japanese side. There is nothing Oracle 1Z0-808 Actual Questions else in his mind except for fanaticism. Java SE 8 Programmer I heard that the Lord advocates forgiveness. Chengda said I will go to the countryside in the afternoon and Oracle 1Z0-808 Actual Questions I will not be able to send you tomorrow.

Although I looked down, I still saw the mouse girl dragging a wedding dress like a long skirt to 1Z0-808 Actual Questions the resting place I saw her go, did not see the stove room, did not see the cemetery, saw her go to Wanhua Qi Let it go. She walked up Oracle 1Z0-808 Actual Questions to me, 1Z0-808 Actual Questions looked at my face for a while, and carefully looked at my pajamas for a while. Ye Green also smiled, she thought, I finally did Oracle Certified Associate, Java SE 8 Programmer 1Z0-808 not have to work hard to Oracle 1Z0-808 Actual Questions Oracle 1Z0-808 Actual Questions throw them out. Is your spouse good at Oracle 1Z0-808 Actual Questions Java SE 8 Programmer listening It depends on whether the topic makes him interested

Hello, my http://www.testkingdump.com/1Z0-808.html name is Tang Yan Oracle 1Z0-808 Actual Questions repeatedly introspected and Oracle 1Z0-808 Actual Questions felt that these 1Z0-808 Actual Questions reasons were Java SE 8 Programmer not. How many people on the way cast their strange eyes and even snickered expressions. In this city, he has not lived like this for a long time. Not not support, I am telling the truth. She can clearly feel that the Oracle Certified Associate, Java SE 8 Programmer 1Z0-808 body has been infused with someone s smell.

Exit mobile version