Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan Warar oo soo baxayay maalmihii ugu dambeeyay, islamarkaana Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ay doonayaan in ay wadahadal kala yeeshaan Kiiska Badda dowladda Kenya.
Waxaa uu sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya laga doonaayo in aysan wada hadal la furan dowladda Kenya, taasoo halis ka galinkarta Kiiska badda Soomaaliya.
“Waxaa jiro xogo isi soo taraya oo tibaaxaya in madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya ay wadaan kulamo qarsoodi ah oo ay ku doonayaan inay qorqortan iyo wadahadal ka galaan qadiyadda badda ee nagala dhaxeysa dowladda aan dariska nahay ee Kenya, qadiyadaaso ah qadiyad qarameed iyo mid umadeed hortaalna Maxkamadda Cadaaladda Aduunka” ayuu yiri Guuleed.
Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa uga digay Madaxda Qaranka in ay wax gorgortan iyo wadahadal ah ay ka galaan taako ka mid ah gayiga iyo dhulka Soomaaliyeed.
“Hadda waxaan masuuliinta dowladda ugu baaqeynaa ogana digeynaa in wax gorgortan iyo wadahadal ah ay ka galaan taako ka mid ah gayiga iyo dhulka Soomaaliyeed, dhowraana madaxbanaanida iyo midnimada bariyeed, badeed iyo cireed ee dalka, aysanna luminin taageerada iyo kalsoonida dowladnimo ee ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan, ayagoo garwaaqsanaya in qadiyadda badda uu ka soo gaaray madax horay ugu sinbiririxayday ee aan ka fiirsan dhaawacyo iyo barro siyaasadeed ee madow oo ma hadho ah” ayuu yiri Markale Cabdikariin Xuseen Guuleed.
Download 98-367 Demos For Microsoft IT Infrastructure
I don Microsoft 98-367 Demos t want Peter to Microsoft 98-367 Demos be aware of how 98-367 Demos Microsoft 98-367 Demos common and common misunderstandings MTA Security Fundamentals Practice Test between Microsoft 98-367 Demos men and women Microsoft IT Infrastructure 98-367 are and fear, and even more unwilling to let him have nightmares for watching movies. The medical skills may be better http://www.passexamcert.com/98-367.html than the surgeons in regular hospitals. I don t know why, I feel warm when I see white.
Without this bowl of porridge, I might die. After the investigation, I basically verified Microsoft 98-367 Demos the situation. He is also enough. 98-367 Demos Strong, I didn t faint at the time. Chen Baige Microsoft 98-367 Demos cried. Dongba Tian indulged for a long while 98-367 Demos and said I will not have anything. Because Microsoft IT Infrastructure 98-367 Zhang Laoliu s dog leg is doing a lot, he MTA Security Fundamentals Practice Test is also quite appreciative of Zhang Haoran.
Alice, he whispered. I suddenly Microsoft 98-367 Demos realized that I never Microsoft 98-367 Demos heard the name he had 98-367 Demos http://www.testkingdump.com/98-367.html called me. Her boyfriend went to the door MTA Security Fundamentals Practice Test and yelled at the guest who was rogue and gave him a meal. She Microsoft IT Infrastructure 98-367 finished the collar and opened the door of the room. Can you think of it, I am going to sell body Microsoft 98-367 Demos skin care cream My main customer is the Whole Foods Supermarket.
