Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dilalka Soomaalida loogu geysto Koonfur Afrika oo kordhay

Waxaa Maalinba Maalinta ka dambeeysa sii kordhaya dilalka dadka Soomaaliyeed ee Ganacsi ahaan u tegay dalka Koonfur Afrika ay u geysanayaan Kooxaha Burcada u dhashay dalkaas, iyada oo Todobaadkaan Gudihiisa la dilay dhowr qof oo Soomaali ah.

Magaalooyinka Cape Town Iyo Port Elizabeth ayaa 48-dii saac ee la soo dhaafay  waxaa lagu dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu kala Magacaabi jiray Aadan Cabduqaadir Jaamac, Macalin Cabdullaahi Ciise iyo Cabdi Jibaar Maxamed Nuur.

Sasddexdaan Ruux ee Soomaalida ah ayaa dhamaantood waxaa Kooxaha Burcad Koonfur Afrikaanka ah ay ugu tageen  Goobahooda Ganacsiga , iyaga oo si kala gooni gooni ah u dilay kadibna ay ka qaateen lacag farabadan iyo Agab kale oo ku yaallay Xarumahooda Ganacsi.

Sidoo kale Burcada Koonfur Afrikaanka ah ayaa waxaa ay dhaawaceen laba Ruux oo Soomali ah,iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday,waxaana tani ay walaac xoogan ku abuurtay Soomaalida Ganacsi ahaan u joogta dalka Koonfur Afrika.

Wararka la helayo ayaa sidoo kale waxaa ay sheegayaan in Gudaha dalkaasi Koonfur Afrika dhawaan laga hirgeliyay Xarumo gal baaris ah oo ay booliska leeyihiin si gacanta loogu soo dhigo dadka dilalka u geysta dadka Ajaanibta ah ee ku sugan dalka Koonfur Afrika.

Sale Discount Oracle 1Z0-432 Demo Free Download Online

Jia Cheng counterattack, you are also really lightweight, one day off, at least a week to regain strength. They seldom showed any enthusiasm for their work.Ochiai disregarded his objection and added items such as master of ceremonies, photography , Video, tied floats and other packages by the restaurant dry, a little Oracle Real Application Clusters 12c Essentials more income. Due to being honest and loyal to the outside world, coupled with diligence and studiousness, the business capability has been rapidly raised and Oracle 1Z0-432 Demo Free Download all aspects of the relationship have been properly handled and become the leader in the procurement team. Until now, let her watch children keep a total of five years widowed.In retrospect, at the beginning, she 1Z0-432 Demo Free Download Oracle Specialist 1Z0-432 should not accept http://www.passexamcert.com/1Z0-432.html the brutal conditions Oracle 1Z0-432 Demo Free Download that deprive human dignity.

He was overjoyed and his work Oracle Real Application Clusters 12c Essentials sentiment was ahead Oracle 1Z0-432 Demo Free Download of his height. Oracle 1Z0-432 Demo Free Download Then they passed through the 1Z0-432 Demo Free Download night and night, year after year, until they died, and finally got a reputation for being chaste. The younger sister used her money to do a rich dowry, and 1Z0-432 Demo Free Download also Oracle 1Z0-432 Demo Free Download built Oracle Specialist 1Z0-432 a two story building. These old furniture are disposed of, the same is not left, the old ones are not going, the new ones are not coming, everything is updated, thriving, and the moon is full, and the flowers are bright

However, Liu Haizhu s honest Oracle Specialist 1Z0-432 operation is to make money Oracle Real Application Clusters 12c Essentials Oracle 1Z0-432 Demo Free Download from one point Oracle 1Z0-432 Demo Free Download Oracle 1Z0-432 Demo Free Download to another, and integrity and practicality far exceed Oracle 1Z0-432 Demo Free Download Zhang Haoran. In those days, the TV penetration rate was not high and there was no network. Why don http://www.testkingdump.com t you plug in the door Liu Haizhu finally sighed for himself. Liu Ge is a bad person. Now this society is all this. Liu Haizhu squatted again, Zhang Haoran s face, when the blood on Liu Haizhu s head had already tweeted to Zhang Haoran s face, Liu Haizhu 1Z0-432 Demo Free Download smashed again

Exit mobile version