Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO:Gaas oo magacaabay guddiga doorashooyinka Puntland

Xeer madaxweyne 15-02-16 kuna saabsan magacaabid xubnaha guddiga doorashada Puntland.

Madaxweynaha maamulka Puntland.

Markuu arkay dastuurka Puntland.

Markuu tixgaliyay balanqaadkii maamulka Puntland ee ku aadanaa horumarinta barnaamijka dimuquraadiyaynta.

Markuu tix galiyay aqoontooda iyo waaya aragnimadooda shaqo.

Wuxuu madaxweynuhu xeeriyay

  1. Cabdulaahi Cali Nuur {xubin}
  2. Maxamed Cabdille Faarax {xubin}
  3. Naciima C/raxmaan Guuleed {xubin}
  4. Axmed Maxamed Cali {xubin}
  5. Maxamuud Soofe Xasan {xubin}
  6. Maxamed Saciid Xasan {xoghayn}https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/02/Cabdullahi-Maxamed-Jaamac-Quraan-jecel.mp3?_=1
Exit mobile version