Qaar ka mid ah bulshadda kunool Caasimadd ayaa ku dhaliilay maamulka gobolka Banaadir Waxqabad xumo, islamarkaana Sanad ka dib Mas’uuliyiin loo soo Magacaabay gobolka aysan waxba u qaban.
Shacabka waxa ay sheegeen in loo baahan yahay Isbedel, Maadaama maamulka gobolka Banaadir uusan wali waxba kusoo kordhin gobolka Sidda Ammaanka , bilicda iyo Dhismaha Wadooyinka.

