Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Wasiirkii Hore ee arimaha dibada oo Muqdisho lagu doortay

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka bilaabatay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland

Kursgii Labaad ee Beelaha gobolada Waqooyi  waxaa ku guuleystay Wasiirka Hore ee arimaha dibada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale  Bayle oo helay codad gaaraya 48 cod.

Doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland ayaa lagu waddaa in ay sii socota maalmaha Soo socda tan iyo inta laga dhameystirayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/12/Axmed-wareysio.mp3?_=1
Exit mobile version