Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dhageyso:-Wasiir Khadiijo”Waxaa jirtay Shux shux ka yeereysay tartanka Guddi ayaa baaraya”

Waxaa jirtay cabasho ka timid mid ka mid ah Gabdhaha ka qeyb galay tartanka Orodka gaaban ee lagu qabtay Muqdisho,waxaana cabashadaas ka jawaabay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inay mqashay shuxshux ku aadan arrimntaas,hayeeshee ay jiraan guddi ka kooban 50 ruux,kuwaas oo baaritaano ku sameyn doona.

Maryan Nuux ayaa ka mid aheyd Gabdhaha tartanka ka qeyb galay wallow ay gashay kaalinta koowaad ayaa hadana waxaa ay sheegtay in ay aragtay Gabdho Gaari ciidan lagu soo qaaday.

Dhageyso Codka oomaaliya Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/04/Wasiir-Khadiijo.mp3?_=1
Exit mobile version