Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSO: Guddoomiyaha Hiiraan oo eedeeyay Dowladda

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay dagaalka Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in dowladda aysan dhaqaalo iyo taageero Millatari aysan siinin Ciidamada ku sugan gobolka Hiiraan si ay Al-Shabaabka ku sugan degaano ka mid ah gobolka uga saaraan.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/Wareysi-11-2.mp3?_=1
Exit mobile version